absiisa

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Kulanka-x oo barbarro ahaan loogu cabbiro dhidibka-x ee habdhiska kulanka kaartis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur