abtiyoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg abtiyow².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abtiyow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Soo bixidda gabar qaangaartay naasku u soo baxo. Tus. “Naas abtiyow ayaa u soo baxay”.
  2. Gabar qaangaartay naas ka soo bixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur