abuuddocan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld abuuddoocan.

abuuddoocan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Timir yaryar, guduudan, aad u macaan oo ka baxda degmada Doocan ee Yaman. ld abuuddocan.