abuumaqas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nafley bad ku nool ah oo leh jir qolof adag ku dahaarantahay, toban lugood oo labada hore u egyihiin maqas oo la cuno; koombe. 2. Nooc ka mid ah sigaarradii 40kii iyo 50kii Soomaaliya laga cabbi jirey oo dusha maqas kaga sawirnaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur