abuurcas

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. Nooc meseggada ka mid ah, oo midab guduud iyo caddaan u dhexeeya leh.