abyineed aan hubnayn

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Abyanka aan hubanayn ee fansaarka f(x) waa fansaar F(x) oo diiranihiisu leegyahay f(x). Waxa kale oo loo yaqaan lidka diirane; abyineed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur