adaadax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Socodka lala dhacdhaco tabar darro darteed. 2. Meesha ay iska galaan dhulka iyo buurta.
  2. Tabar darro awgeed la dhicdhicid (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur