adaadumasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg adaadumo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

adaadumo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-untay, -umatay)

Macnaha:

  1. Wax unkasho (hanti).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur