adaddaahid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg adaddaah². ld adaddaah¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

adaddaah

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld adaddaahid.
  2. 1. Madaxwareer yar. 2. Jirro muddo lala jiifey si tartiib ah uga bogsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur