adameQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)Macnaha:ld adamaddoon.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
adamaddoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qof ugaarsada dugaagga iyo ugaarta intooda halista ah. ld adame.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0