adamiyeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg adamiyeyso. ld adamiyeysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

adamiyeyso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Nafley ugaarsi ku noolaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

adamiyeysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld adamiyeysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur