adeegoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-gtay, -gatay)Macnaha:1. Cunto maalmeed suuq ka soo iibsasho. 2. Hawl keligii qabsasho (qof).