adhaxle

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. (baay.) Faylam xayawaan oo leh adhax duleed oo ay dhexda ugu jirto xangulle dareen wade, heerarkooda kobcinta qaarkood waxay leeyihiin adhax dabacsan iyo dalool waafiyeed oo u furan dalqada. Waxa jira faylam hooseed, kuwaas oo kan ugu weyn loo yaqaan lafdhabarley. ld araxle.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur