adinayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-no, m.dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan beysaska nukliyootaydhada DNA iyo RNA.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur