afar-madaxleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(c.nafl.) Muruqyada ugu waaweyn ee lugta fidiya midkood, wuxu ku yaal bowdada.