afareysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg afareyso. ld afareysad, afareysi.

afareyso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Tiro afar ka dhigasho.

afareysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld afareysasho.

afareysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld afareysasho.