afarqaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg afarqaad². ld afarqaad¹ (1), afarqaadis, afarqaadlays, afarqaad.

afarqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Orod xawli ah oo addimada hore iyo kuwa dambe kuwaba mar la qaadayo. 2. Wax muggiisu qaado afar shay.
  2. Afar addinle orod dheer oo si talantaalli ah labada addin oo hore iyo labada dambe la qaadayo samayn.

afarqaadis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld afarqaadid.

afarqaadlays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld afarqaadid.