afarqaadleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:ld afarqaad¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
afarqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Orod xawli ah oo addimada hore iyo kuwa dambe kuwaba mar la qaadayo. 2. Wax muggiisu qaado afar shay.Afar addinle orod dheer oo si talantaalli ah labada addin oo hore iyo labada dambe la qaadayo samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00