afarran

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nalfey wax dhashay iyo saddexdeeda ilmood oo wadajira.
  2. Wax tiradoodu afar gaartay ahaansho; afar ahaansho.