afarrey

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Tix maanso ah oo dhowr beyd ka kooban. 2. Afar hog oo labada iska soo horjeedda ay yaallaan dhagxaan isku nooc ah, hog shanaad oo maran ama saalo taalna u dhexeeya (shax).