afartanbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg afartanbax². ld afartambax¹, afartambixid, afartanbax¹.

afartanbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld afartanbixid.
  2. Naag dhashay oo 40 maalmood u dhammaasho. ld afartambax².

afartambax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld afartanbixid.
  2. ld afartanbax².

afartambixid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld afartanbixid.