afaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg afayso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Qalab wax lagu gooyo, af u yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur