afbarasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg afbaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afbaro

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Ilmo yar, sida loo hadlo barasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur