afbeel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld afbeelid.
  2. Wax aan wax goyn karin noqosho (qalab af leh).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afbeelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg afbeel². ld afbeel¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur