afbilaw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cuntada ugu horreysa ee subaxdii la cuno; quraac.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

quraac

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cunnada ugu horreysa ee subaxnimada la cuno; af-bilaw.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur