afbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg afbax². ld afbax¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld afbixid.
  2. U a.: qof wax sirtooda si daacadnimo ah ugu sheegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur