afdhabaandhabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg afdhabaandhab². ld afdhabaandhab¹, afdhabaandhaw.

afdhabaandhab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Baaq si aayar ah afka gacanta loogu garaaco si cid hadlaysa loo aammusiiyo. 2. ld afdhabaandhabid.
  2. Si cid hadlaysa loo aammusiiyo afka aayar gacanta ugu garaacid.

afdhabaandhaw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld afdhabaandhabid.