afdhalowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cudur afka dadka iyo xoolaha ku dhaca oo bushimaha nabarro u yeela. ld afgorofow.