afduubnaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. eeg afduuban. ld afduubnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afduuban

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Macnaha:

  1. Wax la afduubay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afduubnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld afduubnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur