afeefasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg afeefo. ld afeefad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afeefo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-ftay, -fatay)

Macnaha:

  1. Ka a.: cid arrin khuseysa afeef ka yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afeefad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld afeefasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur