afeeftan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Macnaha:

  1. Ka a.: arrin afeef ka samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur