affur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cunnada la cuno kolka qorraxdu dhacdo bisha soonqaad. 2. ld affurid.
  2. 1. Soonka jebin. 2. Cunnada affurka cunid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

affurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg affur². ld affur¹ (2), afur¹, afurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur