afgammuurmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg afgammuuran¹. ld afgammuuxmid, afgamuurmid, afgamuuxmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afgammuuran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay)

Macnaha:

  1. Wax af beelay noqosho (qalab af fiiqan). ld afgammuuxan¹, afgamuuran¹, afgamuuxan¹.
  2. Wax af beelaay ahaansho (qalab af fiiqan). ld afgammuuxan², afgamuuran², afgamuuxan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afgammuuxmid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld afgamuurmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afgamuurmid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld afgammuurmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afgamuuxmid