afjaaqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg afjaaq².

afjaaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Baaq.
  2. Cid u baaqid.

Lamidka: Baaq