afjuxuunsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg afjuxuunso. ld afjuxuunsad, afjuxuunsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
afjuxuunsoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Xag aqooneed, aftahannimo iwm cid dood kaga badin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
afjuxuunsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld afjuxuunsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
afjuxuunsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld afjuxuunsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00