afla'aan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Afgaroocnimo. ld afla'aansho..
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afgaroocnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Afgarooc ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afla'aansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld afla'aan.