aflaggaaddee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-ddeeyay, -ddeysay)

Macnaha:

  1. Hadal aflaggaaddo ah cid u jeedin.