aflixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aflax². ld aflax¹, aflaxaad.

aflax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld aflixid.
  2. 1. Qalinjebin (dugsi quraan). 2. Waxbarasho heer wacan ka gaarid.

aflaxaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld aflixid.