afmaldah

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hadal daboolan oo duluc ama ujeeddo kale ku dhex qarsoontahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur