afrognaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg afrogan. ld afrognaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afrogan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)

Macnaha:

  1. Weel la afrogay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

afrognaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld afrognaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur