aftin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Meesha ay banka iyo aydu iska galaan. 2. Meel dihin oo aan la daaqin.