aftiro

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Qof, wax sida dufan, caano iwm oo afkiisa ku yaal iska bi'in.