afuufmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg afuufan¹.

afuufan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-fmay, -fantay; -fmi)

Macnaha:

  1. Wax la afuufay noqosho.
  2. Wax la afuufay ahaansho.