afweyn-holac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Halaamacood lafta afweynta ee ka muuqata dhegta dabadeeda oo saameeya gododka laftaas (air space)la xiriiriya godka dhegta dhexe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur