afxumaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg afxun. ld afxumaansho, afxumi, afxumo.

afxun

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-umaa, -umayd)

Macnaha:

  1. Wax cay badan ahaansho.

afxumaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg afxumow. ld afxumaan.

afxumi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld afxumaan.

afxumo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld afxumaan.