afyuub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bab, m.l)

Macnaha:

  1. Bayd faal, oo madaxa iyo tan manjaha ka sarreysa min hal ka ah, manjaha iyo tan madaxa ka hooseysana min labo.