agaasime

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mayaal, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Qof madax ka ah waax wasaaradeed, wakaaladeed, hay'adeed iwm. 2. A. guud: qof dhowr agaasime madax u ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur