agaasinnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg agaasiman. ld agaasinnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

agaasiman

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-innaa, -innayd)

Macnaha:

  1. Wax la agaasimay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

agaasinnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld agaasinnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur