agabsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg agabso. ld agabsad.

agabso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Cid ciirsi ka dhigasho.

agabsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld agabsasho.