agagas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof aan ka xishoon waxyaabo bulshada uu la noolyahay ceeb ula muuqda.